Ururka haweenka gobolka Sh/dhexe oo labo garab u kala jabay (Daawo Sawirada)

Ururka haweenka gobolka Sh/dhexe ayaa khilaaf soo kala dhex galay awgeed u kala jabay labo garab iyadoo haatan labo guddoomiye uu yeeshay ururka haweenka gobolka Sh/dhexe. Mid ka mid ah guddoomiyaha labada garab ee ururka haweenka gobolka Sh/dhexe Marwo Maryan Muxumed Kuulow ayaa maanta kulan ay ku qabatay magaalada Jowhar waxa ay ku sheegtay inay … Continue reading Ururka haweenka gobolka Sh/dhexe oo labo garab u kala jabay (Daawo Sawirada)